HomeWararMasuuliyiin ka tirsan dowladda oo Dhiigooda ugu deeqay Dadkii ku waxyeeloobay qaraxii...

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo Dhiigooda ugu deeqay Dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Pizza Hause

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa haatan Isbitaalka Recep Tayyip ErdoÄŸan ee Ex,Digfeer lagu dabiibayaa dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii dhawaan lagu qaaday  Pizza Hause,kuwaas oo xaaladooda qaarkood laga deyrinayo. Qaar kamid ah dadkaas ayaa waxa ay u baahdeen dhiig maadaama intii ay ku jireen goobta la weeraray uu dhiigooda halkaasi ku dhamaaday waxaana suurtagashay in masuuliyiin ka tirsan dowladda ay dhigooda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan Isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan ee Ex,Digfeer lagu dabiibayaa dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii dhawaan lagu qaaday  Pizza Hause,kuwaas oo xaaladooda qaarkood laga deyrinayo.

Qaar kamid ah dadkaas ayaa waxa ay u baahdeen dhiig maadaama intii ay ku jireen goobta la weeraray uu dhiigooda halkaasi ku dhamaaday waxaana suurtagashay in masuuliyiin ka tirsan dowladda ay dhigooda u shubaan.

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdukhaadir Macalin nuur iyo gudoomiyaha Furdada Xamar  Axmed Cabdullaahi Samoow ayaa dhiigooda ugu deeqay Shacabkii Soomaaliyeed ee waxyeelada ka soo gaartay weerarkii  Pizza Hause kaas oo ay dad badani ku dhinteen.

Sidoo kale qaar badan oo dhacdadaas ku waxyeeloobay ayaa geeriyooday halka kuwo kale ay weli ku jiraan Isbitaalada Waaweyn e ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Sawiro

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts