HomeWararDhageyso:-Guddoonka Golaha Shacabka Oo Bogaadiyey Hawlgallada Xasilinta Amniga Caasimadda

Dhageyso:-Guddoonka Golaha Shacabka Oo Bogaadiyey Hawlgallada Xasilinta Amniga Caasimadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kormeer u kuurgelid ah ku tagay xarunta dembi baarista Ciidammada Booliiska ee CID ayadoo kormeerkana ay ku wehlinayeen Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha Shacabka waxaana halkaasi ay warbixinno kaga dhageysteen Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo ku xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kormeer u kuurgelid ah ku tagay xarunta dembi baarista Ciidammada Booliiska ee CID ayadoo kormeerkana ay ku wehlinayeen Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha Shacabka waxaana halkaasi ay warbixinno kaga dhageysteen Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Kulammada iyo kormeerka kadib hadal uu Warbaahinta siiyey Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku xigeenka Labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa uu ugu horeyn tacsi ugu diray shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay weerarkii  lagu qaaday maqaayadaha Posh iyo Pizza House ee magaalada Muqdisho waxaana uu caadimaad u rajeeyey dadkii falkaasi ku dhaawacmay isaga oo inta dhimatayna Alle uga baryey in naxariistiisa jano uu siiyo.

- Advertisement -

Mudane Mahad Cabdalla Cawad  Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu bogaadiyey hawlgallada ay magaalada Muqdisho ka wadeen Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed kuwaasi oo lagu xasilinayo Caasimadda dalka waxaana uu ballan qaaday ka Gole Shacab ahaan iney garab taagan yihiin Ciidammada Qaranka si ay waajibaadkooda u gutaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts