HomeWararDhageyso:-Qaboojinta dagaal Beeleedka ka socda G/Hiiraan oo lagu howlan yahay

Dhageyso:-Qaboojinta dagaal Beeleedka ka socda G/Hiiraan oo lagu howlan yahay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Inta la xaqiijiyay  in ka badan 15 qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal labo maleeshiyo beeleed ku dhex maraya deegaano ka tirsan gobollada dhexe. Dagaallada ayaa la sheegay inay ka dhasheen dhul daaqsin iyo guryo, waxaana ay dhex marayaan maleeshiyo kasoo kala jeeda gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Odayaaasha dhaqanka labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay  in ka badan 15 qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal labo maleeshiyo beeleed ku dhex maraya deegaano ka tirsan gobollada dhexe.

Dagaallada ayaa la sheegay inay ka dhasheen dhul daaqsin iyo guryo, waxaana ay dhex marayaan maleeshiyo kasoo kala jeeda gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

- Advertisement -

Odayaaasha dhaqanka labada gobol ayaa ku baaqaya in dagaalka si deg deg ah loo joojiyo

Gudoomiyaha Gobolka Hiiran Cumar Aadan ibraahim ayaa sheegay inay wadaan ka maamul ahaan qorsho ay ku baadigoobayaan Nabada iyo dhaxdhexaadinta dhinacyadaasi walaalaha ah ee dagaalamaya isagoo sheegay in  Maamulka G/Hiiran oo wada dadaalo lagu qaboojinayo daminta colaada beelahaasi.

War laga soo saaray Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa loogu baaqay  dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan in ay si dag-dag ah oo shuruud la,aan ah u joojiyaan dagaalka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts