HomeWararSawiro:Markab sida Gar gaar oo loo soo diray Soomaaliya

Sawiro:Markab sida Gar gaar oo loo soo diray Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Markab sida raashinka noocyadiisa kala duwan ayaa dowladda Turkiga waxa ay u soo dirtay dalka Soomaaliya si wax loogu qabto dadka Soomaaliyeed ee weli qaar ka mid ah Gobolada dalkeena Soomaaliya ay abaartu ku heyso. Markabkaan soo sida Raashin tankiisu yahay 13,000 tan,ayaa Maalmaha ina soo aadan waxaa la filayaa in uu soo gaaro Caasimada Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markab sida raashinka noocyadiisa kala duwan ayaa dowladda Turkiga waxa ay u soo dirtay dalka Soomaaliya si wax loogu qabto dadka Soomaaliyeed ee weli qaar ka mid ah Gobolada dalkeena Soomaaliya ay abaartu ku heyso.

Markabkaan soo sida Raashin tankiisu yahay 13,000 tan,ayaa Maalmaha ina soo aadan waxaa la filayaa in uu soo gaaro Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaas oo ka soo baxay Magaalada Caasimada ah ee Ankara ee dalkaasi Turkiga.

- Advertisement -

Deeqdaan Raashinka ah ayaa ka kooban raashinka noocyadiisa kala duwan,iyadoo Turkiga aysan aheyn markii ugu horeysay oo uu deeq u soo diro Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Turkiga Turkiga Veysi Kaynak, ayaa xaqiijiyay in dowladda turkiga ay markabkaas Soomaaliya u soo dirtay,waxa uuna sheegay in Maraakiib kale oo sida raashin loo soo diri doono dalka Soomaaliya.

Inta badan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhufatay abaar saameysay dadka iyo duunyada ku nool in kastoo haatan ay tahay mid sii yaraaneysa dowladda turkiga ayaana ka mid ah Wadamada sida weyn u Caawiyay Shacabka Soomaaliyeed iyadoo la ogaa in Sanadii 2011,kii sidaan oo kale abaarti jirtay uu Turkiga qeyb weyn ka geestay Caawinta soomaaliya.

- Advertisement -

Xigasho Anadola.

Sawiro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts