HomeWararDaawo:Safarkii Cabudwaaq ee Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Daawo:Safarkii Cabudwaaq ee Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf ) ayaa si diiran maanta waxaa loogu soo dhaweeyay magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Madaxweynaha ayaa safarkiisa Cabudwaaq uu ku tagay waxaa uu yahay Safarkiisii ugu horeeyay ee uu ku tago Intii la doortay Degmo ka tirsan Galmudug. Madaxweynaha ayaa ujeedka safarkiisu yahay nabadeen madaama maalmihii igu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf ) ayaa si diiran maanta waxaa loogu soo dhaweeyay magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud

Madaxweynaha ayaa safarkiisa Cabudwaaq uu ku tagay waxaa uu yahay Safarkiisii ugu horeeyay ee uu ku tago Intii la doortay Degmo ka tirsan Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ujeedka safarkiisu yahay nabadeen madaama maalmihii igu dambeeyay Cabudwaaq ay ka dhacayeen falal dila ah oo la xiriira aanooyin qabiil.

Ammaanka Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa si weyn loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada Maamulka Galmudug ay siweyn u adkeynayaan.

Inta uu ku sugan yahay Cabudwaaq ayaa la filayaa in uu kulamo Nabadeen ah uu la qaato waxgaradka degmada Cabudwaaq isagoo kala hadli doonaa sidii xal looga gaari lahaa dagaal beleedyadii dhacay.

- Advertisement -

Sawiro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts