HomeWararDhageyso:-Dr,Axmed Khaliif”Isbitaalka Bishii waxaa la keenaa in kabadan 50 ruux

Dhageyso:-Dr,Axmed Khaliif”Isbitaalka Bishii waxaa la keenaa in kabadan 50 ruux

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Agaasimaha guud ee Isbitaalka Magaalada Baladweyne ayaa faah faahin ka bixiyay dad saacadihii u dambeeyay Cudurka Jadeecada ugu geeriyooday tuulooyin ka tirsan Gobolka hiiraan halka qaarkood ay iminka Isbitaalka la jiifaan. Axmed Maxamed Khaliif Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa sheegay in Isbitaalka saacadihii la soo dhaafay ay cudurka Jadeecada ugu geeriyoodeen,in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha guud ee Isbitaalka Magaalada Baladweyne ayaa faah faahin ka bixiyay dad saacadihii u dambeeyay Cudurka Jadeecada ugu geeriyooday tuulooyin ka tirsan Gobolka hiiraan halka qaarkood ay iminka Isbitaalka la jiifaan.

Axmed Maxamed Khaliif Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa sheegay in Isbitaalka saacadihii la soo dhaafay ay cudurka Jadeecada ugu geeriyoodeen,in ka badan 4 Ruux halka kuwo kale ay weli tuulooyinka u ku haayo cudurkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in weli abaartii ka dhacday  Guud ahaan gobolka hiiraan,ay sababtay nafaqo daro haatana ay Isbitaalka cudurkaas ay la jiifaan Caruur gaareysa ilaa 20 Caruur ah.

Sikastaba Cudurada Jadeeca iyo shuban-biyoodka ayaa maalmihii u dambeeyay ka dilaacay qeybo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya iyadoona Cuduradaas ay dad badan u geeriyoodeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts