HomeWararDhageyso:-Ciyaartoy waxyeelo ka soo gaartay Gaari lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa...

Dhageyso:-Ciyaartoy waxyeelo ka soo gaartay Gaari lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciyaaryahan  ka tirsanaa kooxda kubadda Cagta ee Elman ayaa  geeryooday, labo kalana way dhaawacmeen kaddib markii Gaari ay saarnaayeen ay kooxda Al Shabaab wadada u galeen oo ay rasaas oodda kaga qaadeen. Gaariga ayaa marayay deegaanka CALAMADA, wuxuuna ku sii jeeday degmada afgooye ee gobolka Shabellaha hoose. Macada sababta Gaariga ay u rasaaseeyeen Al-Shabaab  waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciyaaryahan  ka tirsanaa kooxda kubadda Cagta ee Elman ayaa  geeryooday, labo kalana way dhaawacmeen kaddib markii Gaari ay saarnaayeen ay kooxda Al Shabaab wadada u galeen oo ay rasaas oodda kaga qaadeen. Gaariga ayaa marayay deegaanka CALAMADA, wuxuuna ku sii jeeday degmada afgooye ee gobolka Shabellaha hoose.

Macada sababta Gaariga ay u rasaaseeyeen Al-Shabaab  waxaana  Gaariga uu ka tagay Magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeday degmada Afgooye waxaana saarnaa Ciyaartoy ka tirsan Kooxda ELMAN,waxaana halkaasi ku geeriyooday Tabare ku xigeenkii Kooxda Bariga Dhexe oo ka dhisan Degmada Afgooye,oo lagu magacaabi jiray Macalin Yuusuf sidoo kale waxaa dhaawac soo gaaray laba Ciyaartoy oo ka tirsan Kooxda  ELMAN.

- Advertisement -

Dhaawaca Ciyaartoyda ayaa waxaa lagu dabiibayaa Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho,iyadoo xaaladooda Caafimaad lala tacaalayo.

Weli majirto cid cadeysay sababta loo rasaaseeyay Gaariga balse waxaa la sheegay in deegaana Calamada Maalmihii u dambeysay Ciidamo ka tirsan dowladda Somaaliya ay Gaadiidka uga qaadanayeen lacago baad ah kadib markii laga joojiyay Isbaarooyinkii u yaallay.

Hadaba Wariye Abuukar Mayoow Jeylaani oo kamid ah Wariyaasha degmada Afgooye arintaana la socday ayaan ka wareysanay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts