HomeWararDhageyso:-Thaabit"Qorshuhu wuu bilaabanayaa anagana'waan diyaarinay Qalabkii lagu Shaqeyn lahaa+Sawiro

Dhageyso:-Thaabit”Qorshuhu wuu bilaabanayaa anagana’waan diyaarinay Qalabkii lagu Shaqeyn lahaa+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay ama bilaabay Ololo lagu bilaabayo Nadaafada gobolka Banaadir kaas oo laga sameeynayo Guud ahaan degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayna ka qeyb qaadanaayn shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir. Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo gelinkii dambe ee maanta Saxaafada kula hadlayay Xarunta Maamulka Gobolka Banadir ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay ama bilaabay Ololo lagu bilaabayo Nadaafada gobolka Banaadir kaas oo laga sameeynayo Guud ahaan degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayna ka qeyb qaadanaayn shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir.

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo gelinkii dambe ee maanta Saxaafada kula hadlayay Xarunta Maamulka Gobolka Banadir ayaa sheegay in iyagoo qaadanaya amarkii horay uag soo baxay Madaxweynaha Somaaliya ay bilaabayaan ololaha Dalkaaga Nadiifi oo Caasimada laga bilaabayo.

- Advertisement -

Sidoo kale Mudane,Thaabit ayaa ahdalkiisa intaas ku daray in dhankooda ka maamulka Gobolka Banaadir ay diyaariyeen qalabkii lagu shaqeyn lahaa islamarkaana Shacabka yar iyo weyn laga doonayo in ay ka qeyb qaataan.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id kana Daaso Sawirada

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts