HomeWararDhageyso:-Ciidamada oo soo bandhigay Hubkii ugu badnaa iyo Ra'iisul Wasaaraha oo ka...

Dhageyso:-Ciidamada oo soo bandhigay Hubkii ugu badnaa iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ka farxiyay+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada dowladda Somaaliya iyo kuwa Amisom ayaa Maanta siwadajir ah waxa ay howlgal loogu magacdaray xasilinta amniga kaas oo dowladda ay horay ugu dhawaaqday waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Shangaani iyo Wadajir ee Gobolkaan Banaadir. Ciidanka wadajirka ah oo saakay aroortii 6da subaxnimo ka bilaabay howlgalkooda degmada Wadajir, xaafada Xaawo Taako ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Somaaliya iyo kuwa Amisom ayaa Maanta siwadajir ah waxa ay howlgal loogu magacdaray xasilinta amniga kaas oo dowladda ay horay ugu dhawaaqday waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Shangaani iyo Wadajir ee Gobolkaan Banaadir.

Ciidanka wadajirka ah oo saakay aroortii 6da subaxnimo ka bilaabay howlgalkooda degmada Wadajir, xaafada Xaawo Taako ee Siliga Ameerikaanka ayaa gacanta ku soo dhigay 17 Qori iyo 3 bistooladood, tuutaha militariga, kan booliiska, calaqa iyo xashiish.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaraha Somaaliya oo goobta lagu soo bandhigay Hubka iyo tuutaha Ciidanka yaa ku dhiiri geliyay Ciidamada in ay siwadjir ah usii wadaan Howlgalka..

Hoos Ka Dhageyso Codka Kana Daawo Sawirada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts