HomeWarar"Xarunta Elman dhalinyaro ka soo baxsatay ayaan mar kale dagaal ku qabanay...

“Xarunta Elman dhalinyaro ka soo baxsatay ayaan mar kale dagaal ku qabanay sidaas darteed sina uma aamini karno xaruntaas ” MK Puntland Cameey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakin Xaaji Cumar (Cameey) ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyaan dhalinyaradii ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay ku qabteen dagaalkii ay kula galeen degaano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Nugaal. Mudane Cameey,ayaa sheegay in dhalinyaradaas qaarkood ay ku wareejiyeen Xarunta Dhaqancelinta  taas oo Elman,balse la siidaayay islamarkaana hada ay maqan yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakin Xaaji Cumar (Cameey) ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyaan dhalinyaradii ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay ku qabteen dagaalkii ay kula galeen degaano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Nugaal.

Mudane Cameey,ayaa sheegay in dhalinyaradaas qaarkood ay ku wareejiyeen Xarunta Dhaqancelinta  taas oo Elman,balse la siidaayay islamarkaana hada ay maqan yihiin halka qaarkood markale ay qabteen ama Gacanta ku dhigeen iyagoo la dagaalamaya.

- Advertisement -

Waxa kaloo hadalkiisa intaas ku daray in xiligaan wixii ka dambeeya ay noqoneyso in ay iyaga dhulkooda ku hayaan islamarkaana aaney u dirin markale Xarunta Dhaqancelinta Elman ayna ku qasban yihiin in ay deegaanadood ku dhaqan celiyaan.

Hadalkaan ayaa Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar (Cameey) waxa uu sheegay kulan uu Maanta Magaalada Garoowe kula qaatay masuuliyiin dhanka Xaquuqul Insaanka u qaabilsan  Qaramada Midoobay.

Hoos  Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts