HomeWararGudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe oo Xilka la wareegay+Sawiro

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe oo Xilka la wareegay+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maanta xilka sirasmi ah ula wareegay gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan kadib markii gudoomiyihii Gobolkaas uu noqday Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle. Munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaaliya Maamulka hir-Shabeelle,Odayaasha dahqanka Magaalada jowhar iyo Bulshada qeybaheedfa kala duwan. Waxgaardkii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta xilka sirasmi ah ula wareegay gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan kadib markii gudoomiyihii Gobolkaas uu noqday Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle.

Munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaaliya Maamulka hir-Shabeelle,Odayaasha dahqanka Magaalada jowhar iyo Bulshada qeybaheedfa kala duwan.

- Advertisement -

Waxgaardkii ka qeybgalay Munaasabad ayaa waxay shaaciyeen in Cali Cabdullaahi useen (Guudlaawe) Gudoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maanta xilka wareejiyay uu wax badan ka qabtay xaalada Gobolka Shabeellaha Dhexe intii uu xilkaasi hayay.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan oo Maanta xilka la wareegay ayaa dhankiisa sheegay in uu shaqada halkiisa kasii wadi doono islamarkana ay wadashaqeyn dhexmari doonto Cali guudlaawe maadaama uu weli yahay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle.

Axmed Meyre Makaraan gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa  19,kii Febraayo 2017 waxaa xilkaas u magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble.

- Advertisement -

Sawiro

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts