HomeWararAkhriso:Xaalada Baladweyne kadib dagaalkii Maanta ka dhacay

Akhriso:Xaalada Baladweyne kadib dagaalkii Maanta ka dhacay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xaalad deganaansho ah ayaa iminka laga dareemayaa Xaafada howl-Wadsag ee Gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaas oo Maanta barqadii ay ku wada dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka gobolka hiiraan iyo kuwa Malaashiyaad ah. Dagaalka ayaa geestay inta uu socday khasaarooyin isugu jira dhaimsho iyo dhaawac ah,waxana ku geeriyooday hal askari oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaalad deganaansho ah ayaa iminka laga dareemayaa Xaafada howl-Wadsag ee Gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaas oo Maanta barqadii ay ku wada dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka gobolka hiiraan iyo kuwa Malaashiyaad ah.

Dagaalka ayaa geestay inta uu socday khasaarooyin isugu jira dhaimsho iyo dhaawac ah,waxana ku geeriyooday hal askari oo ah Ciidamadii wada dagaalmay halka 2 ruux ay ku dhaawacantay.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay sheegayan in xaaladu ay iminka tahay mid degan islamarkaana Goobihii Ganacsiga iyo isu socodka dadka iyo Gaadiidka ee xaafada Howl-Wadaag ayaa dib loo furay waxaan goobtii lagu dagaalamay ku sugan  Ciidamada dowladda Somaaliya.

Majiraan cid dagaalkaas ka hadashay oo ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Hir-Shabeelle balse waxaa xusida mudan in xaaladu ay sidii hore ku soo laabtay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts