HomeWararWafdi ka socda Somaaliland oo socdaal ku maraya Qaarada Yurub+Sawiro

Wafdi ka socda Somaaliland oo socdaal ku maraya Qaarada Yurub+Sawiro

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wufuud kala duwan oo ka socota Maamulka Somaalilan ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray qeybo kamid ah wadamada Qaraarada Yurub kuwaas oo la shaaciyay sababta ay halkaasi u tageen. Wafdiga ka socda Somaalind ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Arimaha dibadda Maamulka Somaaliland Sacad Cali shire iyadoona la soo sheegayo in ay gaareen ugu horeen dalka Sweden […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wufuud kala duwan oo ka socota Maamulka Somaalilan ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray qeybo kamid ah wadamada Qaraarada Yurub kuwaas oo la shaaciyay sababta ay halkaasi u tageen.

Wafdiga ka socda Somaalind ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Arimaha dibadda Maamulka Somaaliland Sacad Cali shire iyadoona la soo sheegayo in ay gaareen ugu horeen dalka Sweden iyadoona siweyn loo soo dhaweeyay.

- Advertisement -

Ujeedada ugu weyn ee safarkooda ayaa waxaa lagu sheegay in Jaaliyadda kas oo jeeda Somaaliland ee ku sugan dalalka yurub ay ugala qeyb qaataan xuska Maalinta 18 May oo ku beeagn Maalintii ay ka Go’een Somaaliya inteeda kale sida ay aaminsan yihiin.

Inta ay ku sugan yihiin Wafdiga ayaa waxay kulamo la qadan doonaan Masuuliyiinta degmooyinka Gobolada Qaarada Yurub iyagoo kala hadli doona horumarinta dhanka mashgaariicda deegaanada Maamulka Somaaliland.

Sawiro

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts