HomeWararDoorashada Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Ka dhaceyso Cadaado

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Ka dhaceyso Cadaado

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Cadaado lagu doorto madaxweynaha cusub e Galmudug, iyadoo magaaladaaasi ay gaareen wafuudii loogu talagalay inay goobjoog ahaadaan doorashada. Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dooranaya madaxweyne cusub, maadaama madaxweynihii hore ay kalsoonidii kala laabteen mudanayaasha baarlamaan goboleedka Galmudug. Waxaa u sharaxan xilka madaxweynaha Galmudug ilaa seddex mudne oo kala ah Axmed Ducaale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Cadaado lagu doorto madaxweynaha cusub e Galmudug, iyadoo magaaladaaasi ay gaareen wafuudii loogu talagalay inay goobjoog ahaadaan doorashada.

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dooranaya madaxweyne cusub, maadaama madaxweynihii hore ay kalsoonidii kala laabteen mudanayaasha baarlamaan goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

Waxaa u sharaxan xilka madaxweynaha Galmudug ilaa seddex mudne oo kala ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf,
Cabdiqadir Maxamed Shirwac iyo Axmed Shariif Hilowle oo maalin ka hor baarlamaanka ka hor jeeday khudbadahooda waxqabadka.

Wasiiro uu ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax juxa, xildhibaanada laga soo doortay Galmudug ayaa ku sugan Cadaado, si ay marqaati uga Noqdaan doorashada madaxweynaha Maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts