HomeWararShiinaha oo laga masaafuriyey Haweeney u dhalatay Maraykanka oo lagu helay Basaasnimo.

Shiinaha oo laga masaafuriyey Haweeney u dhalatay Maraykanka oo lagu helay Basaasnimo.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Sandy Phan-Gillis ayaa la sheegay in shalay loo masaafuriyey Maraykanka, kadib, markii ay Maxkmaad la’aan xirneyda muddo 2-sanno ah. Haweeneydaasi waxaa Shiinaha lagu xiray bishii March ee sannadkii 2015-kii, kadib, markii lagu helay falal basaasnimo. Saygeeda ayaa ka sheegay magaalladda Los Angels ee dalka Maraykanka inay Shiinaha xaaskiisa ku eedeeyeen inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Sandy Phan-Gillis ayaa la sheegay in shalay loo masaafuriyey Maraykanka, kadib, markii ay Maxkmaad la’aan xirneyda muddo 2-sanno ah.

Haweeneydaasi waxaa Shiinaha lagu xiray bishii March ee sannadkii 2015-kii, kadib, markii lagu helay falal basaasnimo.

- Advertisement -

Saygeeda ayaa ka sheegay magaalladda Los Angels ee dalka Maraykanka inay Shiinaha xaaskiisa ku eedeeyeen inay 2 jeer booqasho basaasnimo ku timid Shiinaha sannadkii 1996-dii iyo inay Hay’adda FBI-da kala shaqeynaysay sidii loo qaban lahaa Basaasin u dhalatay dalka Shiinaha.

Wada-xaajoodkii lagu si idaayey Haweeneydaasi waxaa ka qeyb galay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo bishii March booqasho ku tegay magaalladda Pejing.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts