HomeWararDaacish oo sheegatay qarax xalay ka dhacay magaalladda Baqdaad.

Daacish oo sheegatay qarax xalay ka dhacay magaalladda Baqdaad.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay inay 4 qof ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacantay qaraxaasi oo lala beegsaday Saldhig Bolis oo ku yaalla Degmadda Karaada ee magaalladda Baqdaad. Weerarkaasi waxaa fuliyey Nin watay gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, said ay sheegeen Saraakiisha Boliska iyo kuwa Isbitaalladda. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Sacad Man ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay inay 4 qof ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacantay qaraxaasi oo lala beegsaday Saldhig Bolis oo ku yaalla Degmadda Karaada ee magaalladda Baqdaad.

Weerarkaasi waxaa fuliyey Nin watay gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, said ay sheegeen Saraakiisha Boliska iyo kuwa Isbitaalladda.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Sacad Man ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AP inay 3 qof oo keliya ku geeriyootay qaraxaasi.

Weerarkaaasi ayaa yimid iyadoo ay Milliteriga Dowladda Iraq dagaal kula jiraan sidii Maleeshiyadda Kooxda Daacish looga saari lahaa Galbeedka magaalladda Mosul.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts