HomeWararDhageyso:Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug oo maanta hortagaya Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas

Dhageyso:Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug oo maanta hortagaya Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ay maanta hortagayaan Xildhibaanada Baarlamaan-Goboleedka Galmudug. ilaa 3-Musharax ayaa loo diiwaan galiyay in ay u tartamaan xilkaasi,waxaana ay khudbado ay kaga hadlayaan Musharaxnimadooda ka jeedin doonaan kulanka Baarlamanka Galmudug,sida uu Dalsan u xaqiijiyay Gudoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ay maanta hortagayaan Xildhibaanada Baarlamaan-Goboleedka Galmudug.

ilaa 3-Musharax ayaa loo diiwaan galiyay in ay u tartamaan xilkaasi,waxaana ay khudbado ay kaga hadlayaan Musharaxnimadooda ka jeedin doonaan kulanka Baarlamanka Galmudug,sida uu Dalsan u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Maxamed Xasan Geele.

- Advertisement -

Gudoomiye Geele ayaa sheegay in Berri ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha,sida loo qorsheeyay Jadwalka doorashada aysan waxba iska badalin

Halkan ka dhageyso Xildhibaan Geele Gudoomiyaha Gudiga Doorashada:

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts