HomeWararMarkab Dagaal oo Maraykanka lahaa oo rasaas digniin ah ku furay dooni...

Markab Dagaal oo Maraykanka lahaa oo rasaas digniin ah ku furay dooni laga leeyahay Iiraan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Badda Maraykanka ee ku sugan Xeebaha dalka Baxrayn ayaa lagu sheegay in Markab nooca wax burburiya uu rasaas  ku riday dooni dagaal oo ay leeyihiin Ilaaladda Kacaanka Iiraan oo marayey Gacanka Bershiya. Doonida ayaa la sheegay inay Markabka USS Mahan aad ugu so odhawaatay, taasi oo keentay in rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Badda Maraykanka ee ku sugan Xeebaha dalka Baxrayn ayaa lagu sheegay in Markab nooca wax burburiya uu rasaas  ku riday dooni dagaal oo ay leeyihiin Ilaaladda Kacaanka Iiraan oo marayey Gacanka Bershiya.

Doonida ayaa la sheegay inay Markabka USS Mahan aad ugu so odhawaatay, taasi oo keentay in rasaas digniin ah lagu rido, isla markaana loo yeeriyey Shanqarta Digniinta ee ay Maraakiibta isticmaalan marka ay arkaan wax khatar ah.

- Advertisement -

Doonida Dagaalka Iiraan ayaa la sheegay inay dib uga fogaatay Markabka, oo ay horey u soo jirsatay 1,000 mitir.

Dhinaca kale, Dowladda Iiraan wax war ah kama soo saarin Shilkaasi oo dhacay maalintii Isniinta ee la soo dhaafay.

Ma aha markii ugu horreysay oo ay  Markiibta Dagaalka ee labadan dal uu kala shaki ku soo dhex galo mrka ay marayaan Gacan-biyoodka Bershiya.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts