HomeWararDAAWO Sawirrada: Puntland oo Soo Bandhigtay Rag Lagu Qabtay Walxaha Qarxa

DAAWO Sawirrada: Puntland oo Soo Bandhigtay Rag Lagu Qabtay Walxaha Qarxa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliksa ciidanka Qeybta gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku soo bandhigay ragg ciidamadu xalay ay ku qabteen gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa, kadib howlgal ciidamada amaana ay ka sameeyeen Boosaaso. Taliye C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta warbaahinta Kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in ragaaasi deegaaan ahaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliksa ciidanka Qeybta gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku soo bandhigay ragg ciidamadu xalay ay ku qabteen gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa, kadib howlgal ciidamada amaana ay ka sameeyeen Boosaaso.

Taliye C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta warbaahinta Kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in ragaaasi deegaaan ahaan afar ay ka soo jeedo Baay, isalamarkaana mid kale deegaan ahaan uu ka soo jeedo gobolka Hiiraan sida uu sheegay gaashaanle dhexe Cabdixakiin.

- Advertisement -

Halkaan hose ka Daawo Sawirrada:

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts