HomeWararTaliyaha Cusub ee Taraafikada oo Fariin U diray Gaadiidleyda Muqdisho (SAWIRRO)

Taliyaha Cusub ee Taraafikada oo Fariin U diray Gaadiidleyda Muqdisho (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha cusub ee Ciidamada ilaalada wadooyinka Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo dhawaan markale loo magacaabay taliyaha ciidanka taraafikada ayaa ka hadlay maanta shaqooyinka  ay hayaan ciidamada Nabad galyada Waddooyinka oo uu tilmaamay in Shaqo adag ciidanku u hayo shacabka. Cali Gaab ayaa kula dar daarmay dhamaan ciidamada Nabad galyada Waddooyinka inay si hufan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha cusub ee Ciidamada ilaalada wadooyinka Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo dhawaan markale loo magacaabay taliyaha ciidanka taraafikada ayaa ka hadlay maanta shaqooyinka  ay hayaan ciidamada Nabad galyada Waddooyinka oo uu tilmaamay in Shaqo adag ciidanku u hayo shacabka.

Cali Gaab ayaa kula dar daarmay dhamaan ciidamada Nabad galyada Waddooyinka inay si hufan u gutaan waajibaadka saaran ee shaqo islamarkaana ay xoojiyaan nabad galyada wadooyinka.

- Advertisement -

Dhinacakale taliyaha ayaa fariin u diray darawalada gaadiidleyda Muqdisho, waxaana uu amaray inay qaataan sharciga gaadiidka, islamarkaana ay ilaaliyaan nidaamka iyo kala danbeynta wadooyinka.

Halkaan hoose ka Daawo SAWIRRADA:

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts