HomeWararDEG DEG: Qarax Miino oo lala Eegtay Ciidamo ka tirsan Puntland

DEG DEG: Qarax Miino oo lala Eegtay Ciidamo ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari, ayaa ku waramaya in qarax miino lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidanka maamulka Puntland oo marayey inta u dhaxaysa  Galgala iyo Boosaaso. Ciidamada ayaa ka baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana la sheegay in qarax miino lagula eegtay duleedka magaaladaasi, lama oga inta uu gaarsiisanyahay khasaaraha qaraxa, waxaana warar kala […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari, ayaa ku waramaya in qarax miino lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidanka maamulka Puntland oo marayey inta u dhaxaysa  Galgala iyo Boosaaso.

Ciidamada ayaa ka baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana la sheegay in qarax miino lagula eegtay duleedka magaaladaasi, lama oga inta uu gaarsiisanyahay khasaaraha qaraxa, waxaana warar kala duwan laga helayaa qaraxaas oo barqadii maanta lala eegtay ciidanka Puntland.

- Advertisement -

Dhinacakale Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxa, waxaana war ka soo baxay ay ku sheegeen inay ku dileen 6 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland, inkastoo saarakiisha ciidamada maamulka Puntland eysan wali ka hadlin qaraxa iyo waxyeelada ka dhalatay.

 

 

- Advertisement -

 

 

 

boosaaso

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories