HomeWararSaraakiil ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Maanta Tababar loogu qaaday...

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Maanta Tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyey Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adam Jimcaale ( Koofi) Saraakiishan maanta tababarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska gaar ahaan garoomada London ,  Manchester iyo Birmham. Wadamada Dernmark […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyey Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adam Jimcaale ( Koofi)

Saraakiishan maanta tababarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska gaar ahaan garoomada London ,  Manchester iyo Birmham.

- Advertisement -

Wadamada Dernmark , Norwey,  iyo Rwanda ayaa tababaro nuucan oo kale ah waxa ay horay u siiyeen saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana uu dalka ingariiska qeyb ka noqonaa wadamada dalkooda ku soo tababaray saraakiil ka tirsan HSJ.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts