HomeWarar{Dhageyso}:- 3-dex Nin oo ku eedeysnaa ku lug lahaanshaha dil loo geystay...

{Dhageyso}:- 3-dex Nin oo ku eedeysnaa ku lug lahaanshaha dil loo geystay Askari Jabuutiyaan ah oo Maxkamadi Xukuntay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee qeybteeda Gobalka Hiiraan ayaa maanta oo Sabti ah Xukun kama dambeys ah ku riday 3-Askari oo xiriir dhow la lahaa Ninkii dilay Askarigii u dhashay Jabuuti ee lagu toogtay Buula-burde. Gudoomiyaha Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida ee Gobalka Hiiraan Cabdi Ciise Cabdulle ayaa sheegay in ragaan ay Xakuntay Maxkamaddu ay horay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee qeybteeda Gobalka Hiiraan ayaa maanta oo Sabti ah Xukun kama dambeys ah ku riday 3-Askari oo xiriir dhow la lahaa Ninkii dilay Askarigii u dhashay Jabuuti ee lagu toogtay Buula-burde.

Gudoomiyaha Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida ee Gobalka Hiiraan Cabdi Ciise Cabdulle ayaa sheegay in ragaan ay Xakuntay Maxkamaddu ay horay ay wada qorsheeyeen dilka Askarigii Jabuutiyaanka ahaa.

- Advertisement -

Halkan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkadda Ciidanka Qalabka sida ee Gobalka Hiiiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts