HomeWararDowladda Britain oo shaacisay Taageero cusub ee Dib-u-habaynta Ammaanka Somalia

Dowladda Britain oo shaacisay Taageero cusub ee Dib-u-habaynta Ammaanka Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Britain oo  kaalin ka ciyarayso Taagereradda Caalamiga ee lagu xoojinayo Ammaanka Somalia ayaa iminka lacago dheeraad oo dhan 21 million oo Pound (£21 million ) ku maalgelinaysa Tababarka iyo Hawlaha Ciiddanka DFS. Qoraal lagu soo daabacay Websaytka Dowladda Britain ee Gov.UK ayaa lagu sheegay inay Tababarayaal Milliteri oo ka socda UK loo so odirayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Britain oo  kaalin ka ciyarayso Taagereradda Caalamiga ee lagu xoojinayo Ammaanka Somalia ayaa iminka lacago dheeraad oo dhan 21 million oo Pound (£21 million ) ku maalgelinaysa Tababarka iyo Hawlaha Ciiddanka DFS.

Qoraal lagu soo daabacay Websaytka Dowladda Britain ee Gov.UK ayaa lagu sheegay inay Tababarayaal Milliteri oo ka socda UK loo so odirayo Somalia, kuwaasi oo tababari doona Ciiddanka Qaranka Somalia, Boliska iyo Ciiddanka Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

Tababarayaasha Milliteri ee UK waxay kaloo gacan ka geysan doonaan Soo-celinta Deganaanshaha iyka ag-jirnimadda, waa sida lagu xusay qoraalka ka soo baxay Dowladda Britain.

Dhinaca kale, Qoddobka Ammaanka waxa uu fure u noqon doonaa Shirweynaha bisha May 11-da ka dhici doona Casaimadda dalka Britain ee London, kaasi oo si wadajir ah uga qeyb geli doonaan Dowladda Cusub ee Federalka Somalia, Maamul-gobaleedyadda iyo Saaxiibadda Beesha Caalamka.

Shirkaasi waxaa lagu lafa-guri doonaan Qorshaha Nabadda Somalia, Isbedelka Siyaasadeed, Dhaqaale iyo Horumarinta Bulshadda iyo Wax-ka-qabashadda Macluusha iyo Abaaraha ka jira Somalia.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts