HomeWararUK oo diyaarinayso Ciiddamo La-dagaalama Burcad-baddeeda iyo kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

UK oo diyaarinayso Ciiddamo La-dagaalama Burcad-baddeeda iyo kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciiddamo Khaas oo ka tirsan Mariniska Boqortooyadda Britain ayaa lagu tababarayaa magaalladda Devon si ay ula dagaalamaan Argagixisadda Badda ee Maraakiibta afduubata. Taliskaasi ayaa la sheegay inay awoodi karaan inay weeraraan Maraakiibta Caddowga iyo kuwa ay leeyihiin Kooxaha Argagixisadda. Ciiddankan Cusub waxay hawl-geli doonaan sannadka soo socda, iyadoo ay Dowladda Britain  ka cabsi qabaan inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddamo Khaas oo ka tirsan Mariniska Boqortooyadda Britain ayaa lagu tababarayaa magaalladda Devon si ay ula dagaalamaan Argagixisadda Badda ee Maraakiibta afduubata.

Taliskaasi ayaa la sheegay inay awoodi karaan inay weeraraan Maraakiibta Caddowga iyo kuwa ay leeyihiin Kooxaha Argagixisadda.

- Advertisement -

Ciiddankan Cusub waxay hawl-geli doonaan sannadka soo socda, iyadoo ay Dowladda Britain  ka cabsi qabaan inay Dagaalamayaasha Jihaadistayaasha soo weeraraan Maraakiibta iyo Dekeddaha dalka Britain, isla markaana ay sii socdaan cabsida Burcad-baddeeda ka qowleysata meel ka baxsan Badda Somalia.

Ciiddanka Khaaska ee ka tirsan Mariniska Boqortooyadda Britain waxay kaloo ilaalo ka hayn doonaan Maraakiibta UK ee isaga kala gooshta Caalamka iyo inay soo ururiyaan Wararka Sirdoonka ee Ururradda loogu yeero Argagixisadda.

- Advertisement -

Xigasho: devonlive.com

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts