HomeWararUSA: Wiil uu adeer u yahay RW hore ee Cabdi Shirdoon oo...

USA: Wiil uu adeer u yahay RW hore ee Cabdi Shirdoon oo lagu daray Liiska Dadka sida xooggan loo baadigoobayo.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Farah Maxamed Shirdoon oo ah Muwaadin Somali-Canadian ayaa lagu daray Liiska Maraykanka ee Baadi-goobka xubnaha ka tirsan Kooxaha loogu yeero Argagixisadda. Hadal-qoraal oo ay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka soo saartay bishan 13-dii ayaa lagu sheegay in Farah Mohamed Shirdon yhay Nin dadka u tashkiiliuya Ururka Daacish. Farah Mohamed Shirdon iyo Nin kale oo asalkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Farah Maxamed Shirdoon oo ah Muwaadin Somali-Canadian ayaa lagu daray Liiska Maraykanka ee Baadi-goobka xubnaha ka tirsan Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Hadal-qoraal oo ay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka soo saartay bishan 13-dii ayaa lagu sheegay in Farah Mohamed Shirdon yhay Nin dadka u tashkiiliuya Ururka Daacish.

- Advertisement -

Farah Mohamed Shirdon iyo Nin kale oo asalkiisa yahay Syrian, balse haysta dhalashdda Canada, laguna magacaabo Taariq Sakar ayaa lagu daray Liiska Maraykanka ee dadka ugu doonista badan ee Kooxaha Argagixisadda (The most wanted U.S. terror list).

Wargeyska Toronto Star ee dalka Kanada ayaa qoray inay Dowladda Maraykanka sheegtay inay Labadaasi Nin khatar ku yihiin Ammaanka Maraykanka, Muwaadiniintooda ama Dhaqaalahooda, isla markaana ay faraha kula jiraan Abaabulka falal Argagixiso, waa sida lagu xusay Qoraalka ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.

Farah Mohamed Shirdoon oo degganaa Gobalka Alberta ee dalka Canada ayey Maraykanka ku eedeeyeen inuu Daacish ugu qaabilsan yahay Askaraynta iyo Dhaqaalaha

- Advertisement -

Farah Shirdoon oo 24-jir waxay Ciiddanka Boqortooyadda Canada ee RCMP ku soo oogeen bishii September ee sannadkii 2015-kii lix kiis oo ay ka mid yihiin inuu ku biiray Koox Argagixiso, inuu dadka ku dhiiri-geliyo inay u soo safraan dalka Syria, kuna biiraan Kooxdaa Daacish

Dowladda Kanada waxay kaloo sheegtay inuu Farah Mohamed Shirdon uu u hanjabay Dadka Canadian-ka, wareysi bishii September ee sannadkii 2014-kii siiyey Warbaahinta Vice Media.

Farah Mohamed Shirdon waxa uu Canada ka ambabaxay bishii March 14-dii ee sannadkii 2014-kii, isagoo aaday dalka Syria.

Warar been noqday ayaa ahaa in isla sannadkaasi lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Syria.

Maraykanka ayaa sheegay inuu Farah Mohamed Shirdon ku sugan yahay magaalladda Raqa ee Xarunta Dhexeu ah Kooxda Daacish bishii November ee sannadkii 2015-kii.

Waaxda Arrimaha Dibedad Maraykanka waxay sheegeen in Farah Mohamed Shirdon had iyo jeer isticmaalo naanaysta Abu Usaama Al-somali.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts