HomeWararMadaxweynaha Hirshabelle oo sheegay inaysan oggolan doonin Cunaqabatayn lagu soo rogo Maamulkiisa.

Madaxweynaha Hirshabelle oo sheegay inaysan oggolan doonin Cunaqabatayn lagu soo rogo Maamulkiisa.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeell, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdan Muqdisho, wuxuuna eedda dusha kag tuuray Mas’uuliyiin uusan magacabin, kuwaasi oo uu xusay inay caqabad ku yihiin Horumarka Dadka iyo Deegaanadda Hirshabelle. Madaxweyne Cosoble, waxa kale oo uu ka hadlay sababaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeell, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdan Muqdisho, wuxuuna eedda dusha kag tuuray Mas’uuliyiin uusan magacabin, kuwaasi oo uu xusay inay caqabad ku yihiin Horumarka Dadka iyo Deegaanadda Hirshabelle.

Madaxweyne Cosoble, waxa kale oo uu ka hadlay sababaha maanta loo joojiyey Diyaraadihii Qaadka ee ka shalay iyo dorraad ka degay Garoonka Jowhar, wuxuun xusay inuu baaritaan ku hayo Mas’uuliyiintii bixiyey Amarkaasi.

- Advertisement -

“Waxaan Telefoonka kula hadlay RW Kheyre, wuxuuna ii sheegay inuusan waxba kala soconin Amarka lagu joojiyey Diyaaradihii Qaadka ee ka degi jirey Jowhar” ayuu yiri Madaxweyne Cossoble oo intaasi ku daray inay dabagal ku hayaan Xafiiskii bixiyey Amarkaasi, lana xisabtami doonaan oo ay dacweyn doonaan.

Madaxweynaha Hirshabelle, waxa kale oo uu tilmaamay inaanan Maamulkiisa laga hor joogsan karin inay Dekedda Ceel-macan, Garoonka Jowhar iyo Cisaley ka soo degaan Badeecadah, wuxuuna tilmaamay inaan Maamulkiisa la duudsin karin Xuquuqdooda Dastuuriga.

Dhinaca kale, waxa uu sheegay inuu Maamulkiisa soo dhaweynayo Ganacsatada doonaysa inay adeegsadaan Garoomada iyo Dekeddaha Hirshabelle, loona fududeyn doono Adeegooda.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts