HomeWararErdogan oo Kulankii ugu horreeyey la leh Golihiisa Wasiiradda.

Erdogan oo Kulankii ugu horreeyey la leh Golihiisa Wasiiradda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulankaasi waxa uu maanta ka dhici doonaa Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Ankara, waana Kulankii ugu horreeyey, kadib, Doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi. Madaxweyne Erdogan waxa uu shaaciyey in guul laga gaaray Doorashaddi ku aadanyd Isbedelka Dastuurka dalkaasi, kaasi oo ah Isbedelkii ugu weynaa Taariikhda Casriga ee dalkaasi. Waxa uu tilmaamay inay 25 million oo qof […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankaasi waxa uu maanta ka dhici doonaa Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Ankara, waana Kulankii ugu horreeyey, kadib, Doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi.

Madaxweyne Erdogan waxa uu shaaciyey in guul laga gaaray Doorashaddi ku aadanyd Isbedelka Dastuurka dalkaasi, kaasi oo ah Isbedelkii ugu weynaa Taariikhda Casriga ee dalkaasi.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay 25 million oo qof taageereen Isbedelka Dastuurka dalkaasi, wuxuuna  Nidaamkii Awoodda ee Barlamaanka lagu beddelayo Madaxtooyo Awood badan

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee ugu weyn dalka Turkiga ee CPH, Kamaal Kilijdaroglu ayaa sheegay inay Su’aal furan tahay Sharci ahaan Natiijadda Doorashadaasi.

Waxa uu ku eedeeyey Madaxweyne Erdogan nin doonayaKeli-talisnimo, wuxuuna ka digay Khatarta ka dhalan karta Isbedelka Dastuurka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts