HomeWararBoqolaal Maxaabiis Reer Falastiin oo ku xiran Xabsiyadda Yuhuudda oo ku dhaqaaqay...

Boqolaal Maxaabiis Reer Falastiin oo ku xiran Xabsiyadda Yuhuudda oo ku dhaqaaqay Cunto-ka-soomid.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ilaa 1,500 Maxaabiis Siyasadeed ayaa maanta bilaabay Gdood Cunto-ka-soomid lagu xusuusnayo Malinra Maxaabiista Falastiiniyiinta ku xiran Yuhuudda. Gadoodkan Cunto-soomid ayaa ah tii ugu ballaarnaa ee dhac sanooyin kadib, waxaana Kacdoonkaasi hoggaaminayo Siyaasiga  Marwaan Barquuti oo ka tirsan Jabhadda Al-Fatax ee Falastiin. Sannadkii 2014-kii, 800 Maxaabiis Falastiiniyiin ku xiran Xabsiyadda Yuhuudda waxay cuntada ka soomeen muddo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilaa 1,500 Maxaabiis Siyasadeed ayaa maanta bilaabay Gdood Cunto-ka-soomid lagu xusuusnayo Malinra Maxaabiista Falastiiniyiinta ku xiran Yuhuudda.

Gadoodkan Cunto-soomid ayaa ah tii ugu ballaarnaa ee dhac sanooyin kadib, waxaana Kacdoonkaasi hoggaaminayo Siyaasiga  Marwaan Barquuti oo ka tirsan Jabhadda Al-Fatax ee Falastiin.

- Advertisement -

Sannadkii 2014-kii, 800 Maxaabiis Falastiiniyiin ku xiran Xabsiyadda Yuhuudda waxay cuntada ka soomeen muddo 63-cisho, ka hor inta aan la gaarin Heshiis ay ku soo af-jareen Gdoodkasi.

6,.500 Maxaabiis Falastiiniyiin ah ayaa la sheegay inay haatan ku xiran yihiin ilaa 6 Xabsi oo ku yaalla gudaha Yuhuudda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts