HomeWararMadaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Saxiixay Qorshaha Sugida Amniga Qaranka

Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Saxiixay Qorshaha Sugida Amniga Qaranka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyey shir gaar ah oo magaalada Muqdisho uga socday madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, kaasi oo looga hadlay arrimo muhiim ah. Madaxda ayaa marka hore isla meel dhigay arrimaha sugida amniga oo ay si wadajir u saxiixieen qorshaha qaran ee sugida amniga dalka, waxaana isla meel dhigeen in si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyey shir gaar ah oo magaalada Muqdisho uga socday madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, kaasi oo looga hadlay arrimo muhiim ah.

Madaxda ayaa marka hore isla meel dhigay arrimaha sugida amniga oo ay si wadajir u saxiixieen qorshaha qaran ee sugida amniga dalka, waxaana isla meel dhigeen in si deg deg ah loo furo wadooyinka ay go’doomiyeen Alshabaab, si looga saaro go’doonka deegaanada qaar ee dalka.

- Advertisement -

Kulankan oo ay goob joog ahaayeen madaxda dowlad goboleedyada waxaa kaloo si aad ah looga hadlay shirweynaha ka furmaya London oo ay madaxdu isla garteen in qorshe mideysan soomaaliya ay uga qeyb gasho kulankaas, si natiijada ka imaato ay u noqoto mid mira dhal ah.

Gabgabada shirka waxaa ay madaxdu ka soo saareen war murtiyeed oo uu qodobada ka soo baxay warbaahinta u aqriyey agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts