HomeWararMadaxweynaha Ururka Ciyaaraha Africa oo Muqdisho Yimid

Madaxweynaha Ururka Ciyaaraha Africa oo Muqdisho Yimid

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa waxyar ka hor Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka soo dagay madaxweynaha ururuka CAF ee Africa. Wasiirka Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye  iyo madax ka tirsan xariirka Kubada cagta dalkeena ayaa soo dhaweeyey Masuulkan, oo lagu magacaabo Axmed Axmed, kaasi oo mar dhaweyd loo doortay inuu hogaamiyo ururka ciyaaraha ee qaarada Africa, kana guuleystay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa waxyar ka hor Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka soo dagay madaxweynaha ururuka CAF ee Africa.

Wasiirka Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye  iyo madax ka tirsan xariirka Kubada cagta dalkeena ayaa soo dhaweeyey Masuulkan, oo lagu magacaabo Axmed Axmed, kaasi oo mar dhaweyd loo doortay inuu hogaamiyo ururka ciyaaraha ee qaarada Africa, kana guuleystay guddoomiyihii hore, Ciise Xayaatu oo u dhashay dalka Cameroun, oo muddo 29-sanno hayey Xilkaasi.

- Advertisement -

Mdaxaweynaha CAF ayaa kulamo la qaadan doona inta uu joogo magaalada Muqdisho madaxda wasaarada ciyaaraha iyo xariirka kubada cagta Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts