HomeWararDhageyso: Xildhibaan sheegay in lamusuq-maasuqay dhismaha gudiga dhaqaalaha ee baarlamanka

Dhageyso: Xildhibaan sheegay in lamusuq-maasuqay dhismaha gudiga dhaqaalaha ee baarlamanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in musuq-maasuq uu ku dhacay dowrashada gudoomiyaha gudiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ee baarlamanka. xildhibaanka ayaa sheegay in asga uu kamid ahaa xunbaha u sharaxan gudoonka gudiga laakiin maanta loo soo diray fariin lagu war galinayo  in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in musuq-maasuq uu ku dhacay dowrashada gudoomiyaha gudiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ee baarlamanka.

xildhibaanka ayaa sheegay in asga uu kamid ahaa xunbaha u sharaxan gudoonka gudiga laakiin maanta loo soo diray fariin lagu war galinayo  in ay dib u dhacay dowrashada gudigooda maalinta baritaana ay u’dhacday, wuxuu sheegay xildhibaanka in ay go’aankaas ku baxeen laakiin saacado kadib lagu soo wargaliyay in ay dhacday doorashada gudoonka gudiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ee baarlamanka.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts