HomeWarar1,800 Tahriibayaal ay ku jirtay Hooyo iyo ilmo 2 isbuuc jir ah...

1,800 Tahriibayaal ay ku jirtay Hooyo iyo ilmo 2 isbuuc jir ah oo laga soo badbaadiyey Badda Mediterranean

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda lagu magacaabo Saldhigga Gurmadka ee Thriibyasha ka baxsan Xeebaha (The Malta-based Migrant Offshore Aid Station MOAS) ee lag leeyhay dalka Malta ayaa sheegtay inay 24-kii saacdood ee la soo dhaafy soo badbaadiyeen inta u dhexeysa 1,500 ila 1,800 Tahriibayaal ah. Hay’addaasi oo u qaabilsan Adeegga Gurmadka  ayaa sheegtay inay Tahriibayashaasi la socdeen 9 doonyood, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda lagu magacaabo Saldhigga Gurmadka ee Thriibyasha ka baxsan Xeebaha (The Malta-based Migrant Offshore Aid Station MOAS) ee lag leeyhay dalka Malta ayaa sheegtay inay 24-kii saacdood ee la soo dhaafy soo badbaadiyeen inta u dhexeysa 1,500 ila 1,800 Tahriibayaal ah.

Hay’addaasi oo u qaabilsan Adeegga Gurmadka  ayaa sheegtay inay Tahriibayashaasi la socdeen 9 doonyood, waxaana loo gudbiyey dalka Talyaaniga.

- Advertisement -

Guremadkaasi ayaa socday laga soo bilabo Sacadihii hore ee Sabtidii shalay waxaa lagu soo badbaadiyey qiyaastii ila 1,800 qof oo ay ku jiree Carruur, Haween iyo Rag.

Sidoo kale, Tahriibayaasha la soo badbaadiyey waxaa ku jirtay Hooyo Soomaali iyo ilmo yr oo ay  dhashay 2 isbuuc jir ahaa.

- Advertisement -

Dhinaca kale, ugu yaraan 20-Tahriibyaal oo doonaysay inay soo gaaraan Europe ayaa waxay maanta ku hafteen Badda The Mediterranean-ka, meel ka baxsan Xeebaha Libya, sida uu xaqiijiyey Sawir-qaade ka tirsan Wakaalladda Wararka REUTERS oo la socday Markab ay leedahay Hay’adda Gurmadka ee MOAS ee dalka Malta.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts