HomeWararDHAGEYSO: Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka Hadlay Abaaraha

DHAGEYSO: Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka Hadlay Abaaraha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’isul wasaaraha xukuumada soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxda maamul goboleedyada hoosyimadaada dowladda federaalka, guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed iyo guddiga gurmadka abaaraha, waxaana kulankaasi madaxdu ay uga hadleen gurmadka baaraha iyo sidii loo caawin lahaa dadka ay saameysay abaarta ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul wasaaraha xukuumada soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxda maamul goboleedyada hoosyimadaada dowladda federaalka, guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed iyo guddiga gurmadka abaaraha, waxaana kulankaasi madaxdu ay uga hadleen gurmadka baaraha iyo sidii loo caawin lahaa dadka ay saameysay abaarta ee ku sugan qeybo ka mid ah dalka.

Guddiga gurmadka abaaraha heer qaran ayaa warbixin ka bixiyey xaaladaha abaaraha dalka, islamaraakana sheegay in wali deegaano ka mid ah dalka ay ka jiraan dhibaatooyin dhinaca noloha, oo ay madaxda guddigu timaameen in loo baahanyahay wax ka qabasho.

- Advertisement -

Ra’isul wasaarye Kheyre, oo ugu horeen kulanka ka hadlay waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in dadka soomaaliyeed ay isu gurmadaan, si looga maarmo kaalmada laga sugayo dibad, waxaana uu ku taliyey ra’isul wasaaruhu inay shacabku u gurmadaan walaalahooda, si looga boxo dhibaatada abaaraha.

Madaxweynaha Putland C/wali Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Xassan Sheikh Aadan, madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo ku simaha madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo kulanka ka hadlay dhamaantood waxaa ay bogaadiyeen arrimaha gurmadka oo ay sheegeen in loo baahanyahay gurmad ballaaran, si loo badbaadiyo nolosha dad badan oo halis ugu jira abaarta

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts