HomeWarar(XOG): Xuutiyiinta Yemen oo shuruud ku xirtay DFS, si loo aaso Qaxootigii...

(XOG): Xuutiyiinta Yemen oo shuruud ku xirtay DFS, si loo aaso Qaxootigii Soomaalida ee lagu dilay Duqeyntii ka dhacy Badda Yemen.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hoggaanka Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa diidan in la aaso Maydadka ugu yaraan 33-Qaxooti  Soomaali ah, kuwaasi oo lagu dilay Duqeyntii bishii hore ee March 16-dii lala beegsaday 145 Qaxooti Somali ah oo la socotay Dooni maraysay meel ku dhow Dekedda magaalladda Xudeydh ee Koonfurta dalkaasi. Ilo Diplomaasi oo la hadlay Radio Dalsan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaanka Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa diidan in la aaso Maydadka ugu yaraan 33-Qaxooti  Soomaali ah, kuwaasi oo lagu dilay Duqeyntii bishii hore ee March 16-dii lala beegsaday 145 Qaxooti Somali ah oo la socotay Dooni maraysay meel ku dhow Dekedda magaalladda Xudeydh ee Koonfurta dalkaasi.

Ilo Diplomaasi oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inay Maamulka Jabhadda Xuutiyiinta 2 Shuruud ku xireen Aaska Maydadkaasi, kuwasi oo kala ah:

- Advertisement -
  1. inay Dowladda Federalka Somalia ka helaan Qoraal Oggolaansho Rasmi ah si loo aaso Maydadkaasi oo weli lagu hayo Qaboojiyaha Isbitaalka magaalldda Xudeydah.
  2. In Wafdi ka socda DFS goojoog ka ahaadaan Aasidda Marxuumintaasi.

Dhinaca kale, Dowladda Federalka ayaa la sheegay inay ka meermeerayso Codsiyadda Xuutiyiinta, maadaama aysan Dowladda aqoosanayn  Maamulka Maleeshiyadaasi.

Ilo Diplomaasiyadeed ayaa sheegay inay Xuutiyiinta cadaadis ka wataan shuruudahaasi,  si ay DFS ugu khasbanaato La-xiriirka Kooxdaasi, taasi oo horseedi karta Weji-gabax Diplomaasiyadeed.

- Advertisement -

Safaaradda Somalia ku leedahay Yemen waxaa mar hore loo soo wareejiyey magaalladda Cadan oo ah Caasimadda KMG ee Dowladda Sharciga ee dalkaasi ee Madaxweyne C/rabbu Mansuur Haadi.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa adkaan doonta in sida ugu dhaqsaha badan loo aaso Maydadka Qaxootiga Soomaalida, kuwaasi oo muddo bil ah isaga jira Qabooiiyaasha Qolka Maydadka ee Isbitaalka magaalladda Xudeydah.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts