HomeWarar(XOG): Xubnaha Urur-diimeedka Asaaciduun Bil Xaq oo laga mamnuucay inay ka dhoofaan...

(XOG): Xubnaha Urur-diimeedka Asaaciduun Bil Xaq oo laga mamnuucay inay ka dhoofaan Garoonka Aadan Cadde.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ilo lagu kalsoonaan karo  ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in Amar lagu bixiyey  in la xiri karo Madaxda Urur-diimeedkaasi ee ka soo dega ama ka dhoofaya Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho. Koox Diimeedkaasi ayaa waxaa dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar iyo dalal kale, iyadoo Shaqsiyaad kalena kaga dhawaaqeen magaallooyinka Muqdisho, Bosaaso iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo lagu kalsoonaan karo  ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in Amar lagu bixiyey  in la xiri karo Madaxda Urur-diimeedkaasi ee ka soo dega ama ka dhoofaya Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

Koox Diimeedkaasi ayaa waxaa dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar iyo dalal kale, iyadoo Shaqsiyaad kalena kaga dhawaaqeen magaallooyinka Muqdisho, Bosaaso iyo Hargeysa.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in Urur-diimeedkaasi yahay mid loogu talagalay in khalkhal lagu geliyo Deganaanshaha dalka.

Dhinaca kale, Maamulladda Puntland iyo Somaliland waxay amar ku bixiyeen in Xabsiga la dhigo kooxaha ka tirsan Urur-diimeedka la magac baxay Asaaciduun Bil Xaq.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts