HomeWararSacuudiga oo Shaqaalihii ugu badnaa ee Haween ah ka qaadanaysa dalka Kenya.

Sacuudiga oo Shaqaalihii ugu badnaa ee Haween ah ka qaadanaysa dalka Kenya.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

100,000 oo Haween Kenyan ah  ayaa la filayaa inay u dhoofaan Sacuudiga haddii lagu guuleysto Wada-xaajoodka u socda Labada Dowladood. Wasiirka Ganacsiga ee Sacuudiga, Maajid Bin Cabdalla Al-kasabi iyo Wafdi ka kooban 70-xubnood  oo ka socday Hay’adaha Gaarka loo leeyahay ayaa booqasho ku jooga magaallaadda Nairobi, si ay Madaxda dalkaasi kala hadlaan arrinkaasi, Kulan ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

100,000 oo Haween Kenyan ah  ayaa la filayaa inay u dhoofaan Sacuudiga haddii lagu guuleysto Wada-xaajoodka u socda Labada Dowladood.

Wasiirka Ganacsiga ee Sacuudiga, Maajid Bin Cabdalla Al-kasabi iyo Wafdi ka kooban 70-xubnood  oo ka socday Hay’adaha Gaarka loo leeyahay ayaa booqasho ku jooga magaallaadda Nairobi, si ay Madaxda dalkaasi kala hadlaan arrinkaasi, Kulan ay yeelan doonaan maalinta Arbacadda ee soo socota.

- Advertisement -

Heshiiska cusub ayaa waxa uu dhigayaa inay Sacuudiga qaadan doonto 100,000  oo shaqaale Kenya oo isku jira Shaqaalaha Guryaha iyo  Xirfadlayaasha Kalkaaliyaasha  Caafimaadka iyo kuwa Farsa-yaqaanada.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Dowladaha Khaliijka ka codsadaan Kenya Shaqaale ka shaqeeya Adeegga Guryaha..

Sannadkii 2015-kii, Dowladda Imaaraadka Carabta waxay Kenya la saxiixdeen shaqaale tiradooda dhan tahay 100,000 oo ka shaqeeya Adeegga Guryaha, balse, ilaa iyo haatan waxba lagama maqlin Heshiiskaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts