HomeWararMaleeshiyadda PKK oo dil ka geystay K/bari Turkiga.

Maleeshiyadda PKK oo dil ka geystay K/bari Turkiga.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay inay Dableyda toogteen mid ka mid ah Ilaaladda Sarkaal ka tirsan Xisbiga maamula Turkiga ee AK Party, oo ku sugnaa Degmadda Muradiye ee Gobalka Faan. Sidoo kale, Weerarkaasi waxaa lagu dhaawacay mid k mid ah Ilaaldda Sarkaalkaasi. Toogashadan ayaa timid, iyadoo ay dalka Turkiga maanta ka dhacayso Doorasho loogu codeynayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay inay Dableyda toogteen mid ka mid ah Ilaaladda Sarkaal ka tirsan Xisbiga maamula Turkiga ee AK Party, oo ku sugnaa Degmadda Muradiye ee Gobalka Faan.

Sidoo kale, Weerarkaasi waxaa lagu dhaawacay mid k mid ah Ilaaldda Sarkaalkaasi.

- Advertisement -

Toogashadan ayaa timid, iyadoo ay dalka Turkiga maanta ka dhacayso Doorasho loogu codeynayo Isbedelka Dastuurka dalkaasi, gaar ahaan Nidaamka Madaxtooyadda.

Isbedelkaasi ayaa waxa uu awood xooggan siinaya Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo laga maarmayo Xilka Ra’isul-wasaaraha.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts