HomeWararDHAGEYSO: Ciidamada Koonfur Galbeed oo Wada Howlgallo lagu Xaqiijinayo Amaanka

DHAGEYSO: Ciidamada Koonfur Galbeed oo Wada Howlgallo lagu Xaqiijinayo Amaanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amaanka ka wada deegaanada maamulkaas, si looga hortago falalka amaan darri ee ka jira deegaanada qaar ee Koonfur Galbeed. Taliyaha Ciidamada booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Shiine Macalin Nuur ayaa warbaahinta u sheegay in degmooyin iyo deegaano ka mid ah maamulka uu ka socdo baaritaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amaanka ka wada deegaanada maamulkaas, si looga hortago falalka amaan darri ee ka jira deegaanada qaar ee Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidamada booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Shiine Macalin Nuur ayaa warbaahinta u sheegay in degmooyin iyo deegaano ka mid ah maamulka uu ka socdo baaritaan lagu xaqiijinayo amaanka, islamarkaana ciidamadu ay duulaan ku yihiin Alshabaab.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts