HomeWararTirada dadkii ku geeriyooday qarixii ka dhacay Galbeedka Aleppo oo sii korodhay.

Tirada dadkii ku geeriyooday qarixii ka dhacay Galbeedka Aleppo oo sii korodhay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee dalka Syria ayaa sheegtay in tirada dadkii shalay ku geeriyooday qarixii ka dhcay Deegaanka Rashiidiin ee Galbeedka Aleppo inay gartay ugu yaraan 112-qof. Shaqaalaha Gurmadka iyo Ciiddanka Difaaca Rayidka ayaa sheegay inay maydadka ugu yaraan 100 qof ka qaadeen meeshii uu shalay qaraxu ka dhacay. Qaraxaasi ayaa waxa burburiyey Bass […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee dalka Syria ayaa sheegtay in tirada dadkii shalay ku geeriyooday qarixii ka dhcay Deegaanka Rashiidiin ee Galbeedka Aleppo inay gartay ugu yaraan 112-qof.

Shaqaalaha Gurmadka iyo Ciiddanka Difaaca Rayidka ayaa sheegay inay maydadka ugu yaraan 100 qof ka qaadeen meeshii uu shalay qaraxu ka dhacay.

- Advertisement -

Qaraxaasi ayaa waxa burburiyey Bass ay la socdeen dad rayid oo doonyey inay ka gudbaan goobaha ay Fallaagu haysteen, una gudbaan Qeybta ay Dowladda Syria maamulaan.

Dadka ku geeriyooday qaraxaasi ayaa badankooda ahaa dadkii degana Tuullooyinka Al-foua iyo Kefrya ee Gobalka Idlib.

Waxaa kale oo lagu dilay Ilaaldii Maleeshiyooyinka ee gelbinaysay Basaskaasi o oay la socdeen ugu yaraan 5,000 oo qof.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts