HomeWararXaalado Nololeed oo ka taagan Deegaanka Qod-qod ee Gobolka Hiiiraan

Xaalado Nololeed oo ka taagan Deegaanka Qod-qod ee Gobolka Hiiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan, gaar ahaan deeganka Qod-qod ayaa ku waramaya in xaalad dhinac nolosha oo aad u daran ay ka taagantahay degaanka, islamarkaana dad badan ay qarka u saaranyihiin inay gaajo iyo haraad u dhintaan. Guddoomiyaha deegaanka Qod-qod Cabdulaahi Cabdi Indhooy, ayaa Radio Dalsan u sheegay in Abaar daran ay ka jirto deegaanka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan, gaar ahaan deeganka Qod-qod ayaa ku waramaya in xaalad dhinac nolosha oo aad u daran ay ka taagantahay degaanka, islamarkaana dad badan ay qarka u saaranyihiin inay gaajo iyo haraad u dhintaan.

Guddoomiyaha deegaanka Qod-qod Cabdulaahi Cabdi Indhooy, ayaa Radio Dalsan u sheegay in Abaar daran ay ka jirto deegaanka, islamarkaana dadka ay ku noolyihiin xaalado adag, waxaana uu ugu baaqay qofkastaa inuu caawiyo dadkaasi, si loo badbaadiyo nolosha dad badan oo halis ugu jira Abaarta.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts