Wararka naga soo gaarayo degaanka Sarakuusta ee duleedka Muddisho ayaa ku waramaya in halkaasi waxyar ka hor iska hor imaad uu ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowladda oo ku sugnaa halkaasi.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay Israsaaseentaas oo ka dhacday Sarakuusta, oo ku dhow Ex-control Afgooye ee duleedka Muqdisho, goob-jooge ayaa Radio Dalsan u sheegay inuu dhaawacmay hal Askari.
Lama oga ilaa iyo hada waxa keenay israsaaseentaas uu ku dhawaacmay Askari  katirsan ciimada dowladda, iyadoo hada xaaladu ay dagantahay.