HomeWararDHAGEYSO: Hooyo Ka soo barakacday Abaarta oo Seddex caruur Mataana ah ku...

DHAGEYSO: Hooyo Ka soo barakacday Abaarta oo Seddex caruur Mataana ah ku Dhashay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Degmada Kaxda ee gobolka banaadir oo maalmihii aanu soo dhaafnay ay soo gaarayeen dad fara badan oo ka soo barakacay abaaarta ka jirta qeybo ka mid ah dalka ayaa xalay degmadaasi Hooyo ka mid ah barakaacaaysha oo u mushay ay dhashay 3- caruur mataana ah, xili ay la daala dhaceyso dhibaato ay kala kulantay Abaarta. Gudoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Kaxda ee gobolka banaadir oo maalmihii aanu soo dhaafnay ay soo gaarayeen dad fara badan oo ka soo barakacay abaaarta ka jirta qeybo ka mid ah dalka ayaa xalay degmadaasi Hooyo ka mid ah barakaacaaysha oo u mushay ay dhashay 3- caruur mataana ah, xili ay la daala dhaceyso dhibaato ay kala kulantay Abaarta.

Gudoomiyaha degmada Kaxda ee Muqdisho Maxamed Ismaciil Cabdullaahi oo gacanta ku haya haweeneydaas ayaa ka warbixiyey xaaladeeda caafimaad, oo uu sheegay inay taalo Isbitaalka Al-birri oo hada lagu daaweynayo, waxaana uu tilmaamay inay saqiireen laba ka mid ah caruurta ay dhashay hooyadaasi.

- Advertisement -

Waxaa uu ku baaqay gudoomiyaha Kaxda in loo gurmado Hooyadaasi  uu sheegay inay u baahantahay kaalmo caafimaad.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts