HomeWararRa’isul wasaare Kheyre oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay (Sawirro)

Ra’isul wasaare Kheyre oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay (Sawirro)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada ayaa xalay booqday xarumaha caafimaad ee la dhigay dadkii ku waxyeeloobay qarax shalay ka dhacay Mudisho, gaar ahaan isgooska xaawa Taako oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah. Ra’isul wasaaraha waxaa ku wehlinayey booqashadaasi Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugida soomaaliya, waxaana ay ukuur kalayeen xaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada ayaa xalay booqday xarumaha caafimaad ee la dhigay dadkii ku waxyeeloobay qarax shalay ka dhacay Mudisho, gaar ahaan isgooska xaawa Taako oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah.

Ra’isul wasaaraha waxaa ku wehlinayey booqashadaasi Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugida soomaaliya, waxaana ay ukuur kalayeen xaaladda caafimaad ee dadkaasi oo waxyeelo kala kulmay qaraxii ismiidaaminta shalay.

- Advertisement -

Kheyre ayaa balan qaaday in dowladu wax u qaban doonto dhaawacyada halista ah ee dhibaatada kala kulmay qaraxaasi, si ay u helaan cafimaad dibada.

Halkaan hoose ka Daawo Sawirada.

- Advertisement -

vlcsnap-2017-03-21-22h57m58s206vlcsnap-2017-03-21-22h57m58s206

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts