HomeWararSomalia oo ka qeyb galaysa Shirweyne Caalami oo looga hadlayo La-dagaalanka Daacish.

Somalia oo ka qeyb galaysa Shirweyne Caalami oo looga hadlayo La-dagaalanka Daacish.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington waxaa maanta ka furmi doona Shirweyne ay ka qeyb galayaan Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee  68 Dowladood, kuwaasi oo ka wada tashanaya Istaraatijiyadda lagula dagaalamayo Kooxda Daacish iyo Ururadda kale ee Isbahaysiga la ah. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka,  Rex W. Tillerson ayaa shir guddoomin doona Shirkaasi oo ah kii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington waxaa maanta ka furmi doona Shirweyne ay ka qeyb galayaan Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee  68 Dowladood, kuwaasi oo ka wada tashanaya Istaraatijiyadda lagula dagaalamayo Kooxda Daacish iyo Ururadda kale ee Isbahaysiga la ah.

- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka,  Rex W. Tillerson ayaa shir guddoomin doona Shirkaasi oo ah kii ugu horreeyey ee uu Maamulka Madaxweyne Donald Trump qabanqaabiyo, lagu mideynayo Aragtiyaha dalalka Isbahaysiga ka ah Hawlgalka La-dagaalanka Kooxda Daacish.

Shirweynaha maanta ka furmayo magaalladda Washington waxaa kaloo lagu eegayaa sidii  looga hortegi lahaa Dagaalamayaasha shisheeyaha ee ka feer daagaalanta Kooxda Daacish iyo Khatarta ay la soo laaban karaan.

Dhinaca kale, Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee ka qeyb galayo Shirka maanta ka furmayo Washington waxaa ka mid ah 14-Wasiiro ka tirsan Dowladaha Carabta, kuwaasi oo kala ah Somalia, Sacuudiga, Masar, Qatar, Baxrayn, Urdun, Libya, Moroko, kuweyt, Iraq, Imaaraadka Carabta, Lubnaan, Cummaan iyo Tunisia.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts