HomeWararUrdun oo diiday inay Maraykanka u gacan-geliyaan haweeney ay FBI-da baadigoobayso.

Urdun oo diiday inay Maraykanka u gacan-geliyaan haweeney ay FBI-da baadigoobayso.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa sheegtay inuusan jirin wax Heshiis ah oo ay Dowladda Maraykanka kula galeen in la is-dhaafsado Dembiilayaasha. Haweeneyda u dhalatay dalka Urdun oo lagu magacaabo Axlaam  Axmed Al-tamiimi, taasi oo lagu eedeynayo inay ka dambaysay qarax ka dhacay Baar ku yaalla magaalladda Quddus-ta La-haysto sannadkii 2001-dii, kuna geeriyoodeen 13 qof oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa sheegtay inuusan jirin wax Heshiis ah oo ay Dowladda Maraykanka kula galeen in la is-dhaafsado Dembiilayaasha.

Haweeneyda u dhalatay dalka Urdun oo lagu magacaabo Axlaam  Axmed Al-tamiimi, taasi oo lagu eedeynayo inay ka dambaysay qarax ka dhacay Baar ku yaalla magaalladda Quddus-ta La-haysto sannadkii 2001-dii, kuna geeriyoodeen 13 qof oo Yuhuud ahaa iyo  2 u dhalatay Maraykanka.

- Advertisement -

Waxaa kaloo qaraxasi ku dhawacmay in ka badan 120-qof.

Shabakadda Wararka Milliteriga Urdu nee Hala Akhbaar ayaa lagu qoray in Axlaam Ahmed Al-tamiimi rumeysan tahay inuu Garsoorka Urdun noqonayo mid iyada dhowri doono.

Dacwad-oogayaasha Maraykanka ayaa ku eedeyey haweeneydaasi inay ka dmbysy Is-qarxintasi
©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts