HomeWararFaah-faahin ku saabsan qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay Isgooyska Xaawa-Taako...

Faah-faahin ku saabsan qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay Isgooyska Xaawa-Taako ee magaalada Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagau dhuftay Bar-koontorool oo ciidamada Dowladdu ay ku leeyihiin Isgooyska Xaawa-taako ee magalada Muqdisho waxaana aka soo baxaya warara kala duwan. Goobjoogayaala ayaa u shaeegay Radio Dalsan in gaariga qarax fuliyaya uu ahaa Caasi isla markaana uu aad ugu dhawaaday Koontoroolka ciidamada  oo ku yaal dhinaca wadada aada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagau dhuftay Bar-koontorool oo ciidamada Dowladdu ay ku leeyihiin Isgooyska Xaawa-taako ee magalada Muqdisho waxaana aka soo baxaya warara kala duwan.

Goobjoogayaala ayaa u shaeegay Radio Dalsan in gaariga qarax fuliyaya uu ahaa Caasi isla markaana uu aad ugu dhawaaday Koontoroolka ciidamada  oo ku yaal dhinaca wadada aada Boondheere ee geesta ku heysa Golaha Murtida iyo Mada’daalada Qaranka.

- Advertisement -

Waxaa la shaeegaya in ay ku dhinteen qaraxaas  dad ka badan 5-Qof oo iskugu jiray Askar, Shacaab, goobta maraayay iyo Haween qaad ku iibinayay  nawaaxiga Isgooyska Xaawa-Taako oo ah meel aad u mashquul badan.

Ku dhawaad 10-Qof ayuu sheegay Afhayeenka maamulka gobalka Banaadir in aya ku wax yeeloobeen qaraxa ka dhacay Isgoyska Xaawo-Taako ee magaalada Muqdisho.

Dhica kalaana waxaa burburay qeyb ka mida guriga Hooyooyinka Tiyaataraka Qaranka iyo guryo dad Shacaba ay lahayeen oo ku yaal Aaaga uu qaraxau ka dhacay.

- Advertisement -

Afhayeenka Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in khsaaruhu uu intaa ka badan laha laakainn waxa uu sheegay in Gaariga oo ahaa Hoomeey uu isku dhigaya Askari ka tirsan Ciidaaaaamada Dowladda Fedraalka oo joojiyay Gaariga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts