HomeWararNin Oday ah oo isku dal-dalay xaafadda Kawo-godeey ee magaalada Muqdisho.

Nin Oday ah oo isku dal-dalay xaafadda Kawo-godeey ee magaalada Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ninkaan oo lagu magacaabi jiray Canshuur Cali Xassan oo ka mid ahaa Odayaasha deeganka ayaa amaanata aiskau dad-dalay xaafadda Kaawo-godeey ee dhinaca xigta degmada Dharkeenleey ee gobalka Banaadir. Waxaa la sheegaay in Da”diisu ay aheyd 70-jir laakiin maamihii ugu dambeyay laga shakai qabaya xaaladdiisa Caafimaad hae”ahaatee uu maanta isku dal-dalay xarig kabib markii uu surtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaan oo lagu magacaabi jiray Canshuur Cali Xassan oo ka mid ahaa Odayaasha deeganka ayaa amaanata aiskau dad-dalay xaafadda Kaawo-godeey ee dhinaca xigta degmada Dharkeenleey ee gobalka Banaadir.

Waxaa la sheegaay in Da”diisu ay aheyd 70-jir laakiin maamihii ugu dambeyay laga shakai qabaya xaaladdiisa Caafimaad hae”ahaatee uu maanta isku dal-dalay xarig kabib markii uu surtay geed Quraca oo ku yiilay Halkaas.

- Advertisement -

Dadka deegaanaka ayaa markii dame waxa aya arkeen Odaygaan oo meyda isla markaana ka raaraca geedka isaga oo meyd ah iyada oo markii dambana la aqoonsaday oo meydkiisa laga qaaday halka uu isku dal-dalay.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts