HomeWarar:-Taliska Booliska Soomaaliya oo soosaaray amaro cusub oo lagu sugayo amaanka Muqdisho.

[DHAGEYSI ]:-Taliska Booliska Soomaaliya oo soosaaray amaro cusub oo lagu sugayo amaanka Muqdisho.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha qeybta Booliska gobalka Banaadir Korneyl Bishaar Abshir Geedi oo weriyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in diyariyeen qorshe cusub oo lagu adkeynayo amaanka Muqdisho. Awaamiirta cusub ee uu soosaaray taliyaha qeybta Booliska gobalka Banaadir ayaa waxaa ka mida in magaalada aan lagu arki karin gaari aan laheyn Taariko,in gaari kastaa lagu baaro baraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha qeybta Booliska gobalka Banaadir Korneyl Bishaar Abshir Geedi oo weriyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in diyariyeen qorshe cusub oo lagu adkeynayo amaanka Muqdisho.

Awaamiirta cusub ee uu soosaaray taliyaha qeybta Booliska gobalka Banaadir ayaa waxaa ka mida in magaalada aan lagu arki karin gaari aan laheyn Taariko,in gaari kastaa lagu baaro baraha koontoroolada ee ciidamadu ay ku suganyihiin.

- Advertisement -

Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in cid kasta oo u hogaansami weydo amarka ciidamada sugaya nabadgelyada magaalada la horgeyn doono Cadaaladda waxaana auu sheegay in cid kasta uu qabanaayo awaamiirta ay soosareen.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts