HomeWararDEGDEG:- Kooxo hubeysan oo askari ku dilay degmada Waabari ee gobalka Banaadir.

DEGDEG:- Kooxo hubeysan oo askari ku dilay degmada Waabari ee gobalka Banaadir.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa goordhow agagaarka degmada Waabari ku dilay askari ka tirsan ciidalamada Dowladda. Askariga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Cadoow waxaana xiliga la dilayay la sheegay in uu ku sugnaa maaqad laga cunteeeyo oo dhalinyaradu ay ku ciyaraan Turub. Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta waxaana durbadiiba la sheegay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa goordhow agagaarka degmada Waabari ku dilay askari ka tirsan ciidalamada Dowladda.

Askariga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Cadoow waxaana xiliga la dilayay la sheegay in uu ku sugnaa maaqad laga cunteeeyo oo dhalinyaradu ay ku ciyaraan Turub.

- Advertisement -

Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta waxaana durbadiiba la sheegay in ay soo gareen ciidamo ka tirsan Nabadsugida iyo Booliska Soomaaliya.

Waqtiyadii ugu dambeyaya magaalada caasimadda ee Muqdisho waxa ku soo badanayay dilal loo gesanayo askarta ciidmada dowladda Soomaliya welina ma jirto cid loo qabtay dilka askarta ciidamada dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts